Adeegyadeena
Xulashada Adeegyada Ruqyah
Dooro barnaamijka kugu habboon xaaladaada. Dhammaantooda waxay ku salaysan yihiin Qur'aanka iyo Sunnada.
Ruqyah Bil ah
Ku habboon qof u baahan daaweyn degdeg ah
- Support WhatsApp / Online
- Akhrin Ruqyah joogto ah
- Talooyin gaar ah
- 22 session bil kasta
- Jawaabtaada degdegga ah
Ruqyah 3 Bilood
Ku habboon xaalado dhexdhexaad ah
- Kormeer joogto ah
- La socod xaaladda bukaanka
- Talooyin horumarsan
- 70 session 3 bilood
- Priority support
- Qorshe daaweyn shakhsi ah
Ruqyah 6 Bilood
Daaweyn dheer oo wax ku ool ah
- Ruqyah xooggan
- Support buuxa 24/7
- Qorshe daaweyn dhammeystiran
- 135 sessions 6 bilood
- Lasocod Video call waqtiga Ruqyada
- Talooyin Self-Ruqyah
- Kormeer wiigle ah
Ruqyah Sanadleh
Barnaamijka ugu dhammeystiran - Bisha Ramadan waa fasax
- Daaweyn buuxda oo dhammaystiran
- Sheekh gaar ah oo kuu xiran (Personal Raqi)
- 265 session sannadkii (bil walba 22)
- VIP Support 24/7 oo degdeg ah
- Video calls joogto ah la Sheekh
- Qorshe daaweyn shakhsi ah
- La socod wiikle ah
- Self-Ruqyah Training buuxa
- Bonus: eBooks oo dhan bilaash
- Bonus: Audio Ruqyah Collection
- Bonus: Family discount 20%
- Emergency support degdeg ah
⭐ Qiimaha Sanadlaha: Bisha Ramadan waa ka maqan tahay - waa bil cibaado oo fasax ah
Maxaa Naga Gaar Ka Ah?
Waxaan bixinnaa adeeg buuxa oo ku salaysan amaano iyo khibrad
Ammaan
Xogta iyo sirta bukaan waa la xafiday
24/7 Support
Waan kaa caawin karnaa waqti kasta
Sheekh Khibrad Leh
Kuwo aqoon dheer u leh Ruqyah
Su'aalaha Badanaa La Isweydiiyo
Sidee ayaan u bilaabi karaa?
Riix badhanka 'Isdiiwaangeli Hadda', buuxi foomka, ka dibna waxaan kula soo xiriiri doonaa si aan u bilowno daaweynta.
Lacagta sidee loo bixiyaa?
Waxaan aqbalnaa lacagbixin kala duwan sida PayPal, bank transfer, iyo mobile money.
Miyaan soo celin karaa lacagtayda?
Haa, 7 maalmood gudahood haddii aanad raali ka aheyn, waxaad codsan kartaa lacag celinta.
Sessions-ka waa intee dheer?
Session kasta wuxuu qaataa 30-45 daqiiqo, iyadoo la eegayo xaaladda bukaanka.
Ma Diyaar Tahay Inaad Bilowdo?
Nala soo xiriir si aan kuu caawino doorashada barnaamijka kugu habboon
Nala Soo Xiriir