Bilow Safarkaaga Daaweynta Ruuxiga - Si Online Ah
Ruqya Online, Ebooks, iyo Ballan — Wax Kastaba Si Sahlan ayaad uga Heli Kartaa Bogaan. Ballan Kaqabso Sheikh Caydaruus - Sheikh khibrad leh .
Bogsaday
Hal Platform oo Daaweynta
Nafta Oo Dhan
Waxaan bixinnaa adeegyo Ruqyah oo kala duwan si aan kuugu caawino daaweynta naftaada
Ruqyada sharciga
Daaweyn nafsi oo ku salaysan Qur'aanka iyo Sunnada Rasuulka (SCW). Sheekh khibrad leh ayaa kugu caawin doona.
Ballan Online
Qabso ballan gaar ah oo aad kula hadashid sheekh caydaruus meel kasta oo aad joogto.
Self-Ruqyah
Baro sida aad naftaada u daaweyn karto adigoo gurigaaga joogo iyadoo la raacayo tilmaamaha saxda ah.
Isdiwaangelin & Barnaamij
Ku biir barnaamijka daaweynta joogtada ah ee bil, 3-bil ama sannad si aad u hesho natiiyo wanaagsan.
Ruqya • Ballamo • Ebooks



Waxa Aan Qabano
Adeeg buuxa oo Ruqyada Sharciga ah oo ku salaysan Qur'aanka iyo Sunnaha
Qur'aan ku salaysan
Daaweynta waxay ku salaysan tahay Aayadaha Qur'aanka iyo ducooyinka sugan
Ballan degdeg ah
24 saacadood gudahood ayaad jawaabta helaysaa idamka alle
Sirta waa la ilaaliyaa
Macluumaadkaaga waa mid sir ah
Heerka Bogsiinta
Macaamiil Raali ah
Sheekh khibrad leh
+15 sano khibrad iyo dawaynta dadka
Taageero 24/7
Taageero joogto ah maalin iyo habeen
Natiijooyin cad
95% macaamiisha way bogsdeen
Lacag bixinta oo sahlan. Hel adeegyada Ruqyah, eBooks, iyo Ballamo — qaabab badan oo lacag bixin ah.
PayPal, Mastercard, Visa, iyo EVC Plus — qaab kasta oo aad doonto ku bixi kartaa si fudud oo ammaan ah.
Ku bixi qaab kasta — Phone, Laptop, ama Tablet-kaaga.
NAFTAADA DABIIB
Ku bilow plan-ka adiga kugu haboon.
Macaamiisha last 30 days
2,847Buugaag dijital ah oo lacag yar ku heli karto.
Visa, Mastercard — si ammaan ah.
Dhammaan adeegyada isku xiran.
Habka aad ku helayso adeegyada. 6 talaabo oo fudud — dooro adeegga, ku bixi, hel!
Waxaan kuu fududeynay dhammaan habka — dooro adeegga aad rabto, ku bixi qaabkaaga, oo bilow safar cusub.
Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay
Naftaada Dabiib
Adeegyadeena oo dhan waxaad ka heli kartaa hal meel — Ruqyah, Buugaag, Ballan, iyo Lacag-bixin fudud.
Ruqya Programs - Online
Session-yada Ruqyah ee Online-ka waxaad si fudud ugu qabsan kartaa Zoom.
Isdiiwaangeli HaddaBuugaag & eBooks
Buugaagta cilaajka iyo qaab is dawaynta waxaad kasoo dagsani kartaa bogeena.
Buugaagta EegBook an Appointment
Ballannada, macaamiisha, iyo Ku Qanacsanaanta— Qabso Ballan Hada
Ballan QabsoLacag-bixin Fudud
PayPal, Visa, Mastercard, iyo EVC Plus — qaab lacag-bixin oo kuu sahlan.
Qaabka Lacag BixintaNagu Saabsan
Naftaada Dabiib Maxay Qabataa?
Naftaada Dabiib waa Xarun Online ah oo Bixisa Adeegyo Ruqya Sharci ah, Talooyin Ruuxi ah, iyo Hagitaan ku dhisan Qur’aanka Kariimka ah iyo Sunnada Nabiga ﷺ. Waxaan u adeegnaa dadka doonaya inay Naftooda ku Daweeyaan hab sax ah, ammaan ah, oo Waafaqsan Shareecada Islaamka, iyagoo laga Fogaanaayo wax kasta oo khuraafaad, sixir, faal, ama Waddo aan Diinta Waafaqsanayn.
In aan caawino qof kasta oo Muslim ah oo u Baahan Daaweynta nafsiyadiisa iyo ruuxigiisa, iyadoo loo marayo Ruqyah Sharciya oo ku salaysan Qur'aanka iyo Sunnada Rasuulka (SCW).
Wax Badan Ka OgowMabaadiideena
- Qur'aan iyo Sunnah ayaan ku saleynaa adeegyadeena
- Daacadnimo iyo amaano adeegga dhexdiisa
- Sirta bukaan waa mid aad u ilaalisan
- Daaweyn professional oo kalsooni leh
Adeegyadeena Ku Bixi Si Fudud
Dooro adeegga aad rabtid oo ku bixi qaab ammaan ah
Ruqya Online
Sheekh Caydaruus ayaa kugula Hadli doona Video call ama phone call si Waqtiga Ballankaga.
- Video / Phone Call
- Subscription bil/sanad
- PayPal, Card, EVC
eBooks
Buugaag digital ah oo Ruqyah, Adhkaar, iyo daaweynta ku saabsan.
- Download degdeg ah
- Bilaash & lacag leh
- PDF format
Ballan Qabso
Qabso ballan sheekh khibrad leh oo qof-ahaan ama online.
- Maalinta & waqtiga dooro
- Degdeg xaqiijin
- Lacag bixin fudud
Ruqya Bil ah
Ku habboon qof u baahan daaweyn degdeg ah
- Support WhatsApp / Online
- Akhrin Ruqyah joogto ah
- Talooyin gaar ah
- 22 sessions bishii
- Jawaab degdegga ah
Ruqya 3 Bilood
Ku habboon xaalado dhexdhexaad ah
- Kormeer joogto ah
- La socod xaaladda bukaanka
- Talooyin
- 70 session 3 bilood
- Priority support
- Qorshe daaweyn shakhsi ah
Ruqya 6 Bilood
Daaweyn dheer oo wax ku ool ah
- Ruqya xooggan
- Support buuxa 24/7
- Qorshe daaweyn dhammeystiran
- 135 sessions 6 bilood
- Lasocod Video call waqtiga Ruqyada
- Talooyin Self-Ruqyah
- Kormeer wiigle ah
Ruqya Sanadleh
Barnaamijka ugu dhammeystiran - Bisha Ramadan waa fasax
- Daaweyn buuxda oo dhammaystiran
- Sheekh gaar ah oo kuu xiran (Personal Raqi)
- 265 session sannadkii (bil walba 22)
- VIP Support 24/7 oo degdeg ah
- Video calls joogto ah la Sheekh
- Qorshe daaweyn shakhsi ah
- La socod wiigle ah
- Self-Ruqya Training buuxa
- Bonus: 2 eBooks oo bilaash
- Bonus: Tallooyin Ruqyah Collection
- Bonus: Family discount 20%
- Emergency support degdeg ah
⭐ Qiimaha Sanadlaha: Bisha Ramadan waa ka maqan tahay - waa bil cibaado oo fasax ah
Lacag Bixintu Waa Fudeeyd
Ku bixi lacagta qaab kasta oo aad rabtid — credit card, PayPal, EVC Plus, ama Mastercard. Wax walba waa ammaan.
Ruqya Online
Sheekh Caydaruus ayaa kugula Hadli doona Video call ama phone call si Waqtiga Ballankaga.
eBooks
Buugaag digital ah oo Ruqya iyo daaweynta ruuxiga ah ku saabsan. Download degdeg ah.
Ballan Qabso
Qabso ballan sheekh la kulanka. Dooro maalinta iyo waqtiga kugu habboon.
Subscription
Isdiiwaangeli barnaamij bil, 3 bilood, 6 bilood, ama sanad oo daaweyn joogto ah.
Latest Posts
Xaaladaada hadda maxay tahay?
Macaamiisheena badankood waxay soo mareen xaaladahan — halkee baad joogtaa?
Bilowga Daaweynta
Inta Lagu Jiro Daaweynta
Bogsashada ✓
Maktabadda Buugaagta Ruqyah
Ka dhex eeg dhammaan kutubta ruqyah, kuwa cusub, kuwa la doortay, iyo taxanayaasha muhiimka ah.
Diyaar Ma U Tahay Inaad Naftaada Dabiibto?
Ha suginin! Qabso ballan maanta ama iska diiwaangeli barnaamijka Ruqyada.
