Hada Ballan sii Qabso
Qabso Ballantaada La-tashiga Sheikh Caydaruus
Ballantaada maanta qabso si aad ula kulanto Sheikh Caydaruus waqtiga kuu qorsheysan.
Foomka Ballanta
Buuxi xogta hoose si aan kuugu diyaarino ballan
Macluumaadka Ballanta
Mudada Session
30 - 45 daqiiqo
Nooca Kulanka
WhatsApp / Zoom / Phone
Xaqiijinta
Email ama WhatsApp
Kalsooni Buuxda
- Sirta bukaanka waa la xafidaa
- Daaweyn ku salaysan Qur'aan
- Sheekh khibrad leh
- Jawaabtarada degdegga ah
Hababka Lacag Bixinta
EVC
EVC Plus (Hormuud)
Lacagtu si toos ah ayey ugu dhici doontaa account-keena.
Habka Aan U Shaqeyno
Waxaan ku shaqeynaa hab professional ah oo ku salaysan waxbarashada diiniga iyo khibradda dheer. Daaweynta Ruqyah waxaan u sameynaa iyadoo la raacayo xeerarka Shareecada.
Akhrin Qur'aan oo joogto ah
Ducooyin la xaqiijiyay
Talooyin nafsi iyo diini ah
La socod xaaladda bukaanka
Support joogto ah
Sirta bukaanka waa la xafiday
