Barnaamijka Ku Celcelinta Aayada

وَأَلْقَيْنَا بَيْنَهُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاء:

Barnaamijka Ku Celcelinta Aayada

{وَأَلْقَيْنَا بَيْنَهُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ إِلَى يَوْمِ الْقِيَامَةِ }
(Aayada 64 suuratul maa’ida)

Waxaa jiri doona cadaawad iyo naceyb u dhexeeya saaxiriinta iyo u adeega yaashooda jimanka ah idam alle.

Haddaba barnamijkan iyo kuwa la midka ahba waxa ugu muhiimsan waa niyadaada hadii niyadaadu wanagsan tahay waxba kaama xumaanayaan abshir

Qaabka aad u wadi Barnaamijka

Xaybdaabka guriga

Soo qaado baaldi biyo ah oo buuxa oo ku dar caleenta gobka ama caleenta (الغار) kana dhig budo camal kadib ku akhri sidan soo socota;

Aadaanka 3Jeer

Kadin 100Jeer aayadan iyo ducadeeda aan idin soo wado ku tufo kadib ku rusheey gurigaaga

Biyaha Qur’aanka aad ku tufatey iyo ducada cab maalin walba iyaga un isticmaal

Ka akhri aayadan in badani maalin walba.

In lasoo weyso qaato baraamijka intaan la gudo galin oo la soo qubeysto waa fiicntahay kadib cadarka miskiga aad marsataan jidhka dhan markaa baraamijka bilaawa idam alle.

Halkan fadhi ee barnaamijka aad ku sameyni waxaan idin kula dardaari 3 wakhti midkood inaad sameysaan

  1. Salaada casir kadib
  2. Habeenkii intaad seexan Kahor
  3. Salaada subax saacad ka hore

Qolkaaga ku xayndaab oo ku rusheey biyihii aad aayada iyo ducada ku akhridey.

  • Ka Akhri Saliga ibraahiimyada tiro bad.
  • Aayatul Kursi tiro badan ka akhri

Akhri Aayadan 33jeer

{ وَقَذَفَ فِي قُلُوبِهِمُ الرُّعْبَ }

Suurada al-xashar aayada 2aad

Aayadan waxaad akhrineysaa mudo 30daqiiqo ama nusu saac ama Ka badan kuna akhri cod la maqlaayo.

{وَأَلْقَيْنَا بَيْنَهُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ إِلَى يَوْمِ الْقِيَامَةِ }

Kadib cod la maqlayo ku akhri ducadan kuna celceli dhawr mar

DUCADA

  • Saliga Ibraahiimyada Halmar Akhri, Kadib Bilaaw Ducada

اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ بِاسْمِكَ الْعَظِيمِ وَبِحَقِّ قَوْلِكَ الْمَتِينِ: (وَأَلْقَيْنَا بَيْنَهُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ إِلَى يَوْمِ الْقِيَامَةِ). اللَّهُمَّ أَنْ تَضْرِبَ الظَّالِمِينَ بِالظَّالِمِينَ، وَأَنْ تُلْقِيَ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ وَالْفُرْقَةَ وَالتِّنَاشُرَ بَيْنَ السَّحَرَةِ مِنَ الْإِنْسِ وَالْجِنِّ، وَبَيْنَ الشَّيَاطِينِ وَخَدَمِ الْأَسْحَارِ، وَكُلِّ مَنْ ذَهَبَ إِلَيْهِمْ وَأَعَانَهُمْ عَلَى أَذَايَ، اللَّهُمَّ شَتِّتْ شَمْلَهُمْ وَفَرِّقْ جَمْعَهُمْ وَاجْعَلْ تَدْبِيرَهُمْ تَدْمِيرًا عَلَيْهِمْ، وَاقْلِبْ عَلَيْهِمْ نَارَهُمْ سَعِيرًا، وَاجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِي نُحُورِهِمْ، وَاكْفِنِي شَرَّهُمْ بِمَا شِئْتَ وَكَيْفَ شِئْتَ إِنَّكَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.

اللَّهُمَّ يَا قَاصِدَ الْجَبَّارِينَ وَيَا قَاصِمَ الظَّالِمِينَ، يَا مَنْ أَلْقَيْتَ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ بَيْنَ أَعْدَائِكَ، أَلْقِ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ فِي قُلُوبِ مَنْ أَرَادَنِي بِسُوءٍ مِنَ الْإِنْسِ وَالْجِنِّ وَالشَّيَاطِينِ وَالسَّحَرَةِ، اللَّهُمَّ رُدَّ كَيْدَهُمْ فِي نُحُورِهِمْ وَاجْعَلِ الدَّائِرَةَ عَلَيْهِمْ وَاشْغَلْهُمْ بِأَنْفُسِهِمْ عَنْ أَذَايَ، اللَّهُمَّ احْفَظْنِي بِحِفْظِكَ الْأَجْمَلِ، وَاكْلَأْنِي بِعَيْنِكَ الَّتِي لا تَنَامُ، وَاضْرِبْ بَيْنِي وَبَيْنَ أَعْدَائِي سُورًا مِنْ نُورِكَ وَحِصْنًا مِنْ حُصُونِكَ الْحَصِينَةِ يَا رَبَّ الْعَالَمِينَ.

اللَّهُمَّ يَا مَنْ أَلْقَيْتَ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ فِي مُحْكَمِ تَنْزِيلِكَ، أَلْقِ الْفِنْتَةَ وَالْبَغْضَاءَ بَيْنَ السَّاحِرِ وَالسَّحَرَةِ مِنَ الْإِنْسِ وَالْجِنِّ وَمُسْتَحِرِّهِمْ، وَبَيْنَ الْخَادِمِ وَمَخْدُومِهِ، وَبَيْنَ الشَّيْطَانِيِّ وَأَعْوَانِهِ.

اللَّهُمَّ احْرِقْ كُلَّ خَدَمِ الْأَسْحَارِ وَشَتِّتْ عِظَامَهُمْ وَأَبْطِلْ عُهُودَهُمْ وَعُقُودَهُمْ وَأَرْبَاطَهُمْ، اللَّهُمَّ اجْعَلْ سِحْرَهُمْ نَارًا تُحَرِّقُهُمْ وَوَبَالًا عَلَيْهِمْ، وَلَا تَجْعَلْ لَهُمْ عَلَيَّ سَبِيلًا يَا جَبَّارَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ.

Kadib saliga ibrahimyada hal mar kusoo xidh wad baraamijkan mudo Hal bil ah hana naga hilmaamina ducadiina quruxda badan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top