umu sibiyaan sheekh caydaruus (1)

DAAWEYNTA IYO FAHANKA UMU SUBYAANTA

Was $29 Now $25
Sale

Maqaalkani waxa uu ku salaysan yahay dadaal oo aan lahayn tixraac gaar ah. Anigoo ka duulaya waayo-aragnimadayda suubban ee daawaynta shareecada ruqyah waxaan jecleystey inaan idinla wadaagi mawduucan ku badan bulshadeena khaasatan haweenka iyo Gabdhaha.

Scroll to Top