Aayadda إذ أخرجني من السجن | Welwelka iyo Murugada

Barnaamijka Ku Celcelinta Aayadaan

{إِذْ أَخْرَجَنِي مِنَ السِّجْنِ}

Suuratu Yuusuf Aayada (100aad)

Waxey ka saareysaa meesha welwelka, murugada iyo walbahaarka oo dhan Illahay idamkii

Qaabka Barnaamijka

  1. Barnaamijka bilawgiisa waxa ugu horeysa waa niyada in qofku la imaado niyo wanaagsan .
  2. Qaabka uu u sameyni barnaamijkan .
  3. In guriga la xayndaabo.
  4. In aad soo qaado weel biyo ah kadib aad ku darto geedka gobka iyo caleenta الغار loo yaqaan labada geed kuwo tuman ha ahaadaano kadin sidan ku akhri.

Waxyaabaha Lagu Akhrinayo Biyaha

  • Aadaanka ku akhri saddex Jeer
  • Aayada 100 Jeer ku akhri kadib guriga dhan ku rusheey .
  • Caba adiga iyo reerku biyo aad ku akhrideen Qur’aanka.
  • Waa inaad ku qubeysataan biyahaas
  • Sido kale akhri aayada maalintaada oo dhan carabkaaga ku haay 100 ama ka badan akhri.

Saar Gacantaada Meesha Xanuunka

Saar gacantaada laabta ama wadnaha ama meesha xanuunka aad ka dareemeyso haddaba aayadan akhri kuna tufo halka ku xanuuneyso ama aad xaalad ka dareemeyso

{..إِذْ أَخْرَجَنِي مِنَ السِّجْنِ..}

Suuratu Yuusuf Aayada (100aad) .

بسم الله وبقوة الله تسحب وتخرج الساعة من هذه المكان ومن الجسد كل ألم وإصابة روحية، وعضوية وسحر، وعين، وحسد، ومس، اللهم اخرجها سريعآ طائعة أو كارهة بأمرك وقوتك، كما اخرجت يوسف من السجن ، فطهر المكان والجسد تمامآ، إنك على كل شيء قدير ،
(وصل اللهم على سيدنا محمد وآله وسلم).

33Jeer akhri


FADHIGA AKHRINTA QUR’ANKA (جلسة)

  1. Samey barnamijkan haben walbo laba mar intaad seexan kahor.
  2. Qolkaaga taxsiini ama xayndaab
  3. Akhri saliga ibraahiimyada tiro Hal mar ah
  4. Aayatul Kursi 3Jeer
  5. Akhri aayadan 33Jeer

{ وَقَذَفَ فِي قُلُوبِهِمُ الرُّعْبَ }

Suuratul xashar aayada 2aad

Kadib akhri mudo saacad badhkeed ama 30daqiiqo Aayadan waliba ku akhri cod la maqlaayo

{..إِذْ أَخْرَجَنِي مِنَ السِّجْنِ..}

Suuratu Yuusuf Aayada (100aad) .

AKHRI DUCADAN

Akhrinta ducadan wad mudo 30daqiiqo ah hal marne akhri Saliga ibraahiimyada.

( وَقَدْ أَحْسَنَ بِيَ إِذْ أَخْرَجَنِي مِنَ السِّجْنِ )

اللهم ياجبار ياقهار: أنزل نارك المحرقة لتذمير، ونسف، وتفجير، وتمزيق كل، طبقات العيون والأسحار، والحسد، والمس التي جلبت الهم، والغم والكرب، في العالم الأثيري والمادي، اللهم كما اخرجت يوسف من السجن فأخرجنا وفك اسرنا وطهر اجسادنا، تمامآ، إنك على كل شيء قدير ، وصل اللهم على سيدنا محمد وآله وسلم)) .

اللهم ياجبار ياقهار: أنزل نارك المحرقة وقوتك الدمرة على كل الاسحار وعيون وحسد متراكم وشبكة عنكبوتية، اللهم دمر وانسف وفجر وقطع وفصل ومزق واحرق كل أقفال، وسلاسل، وقيود، وأربطة، وأختام، وطلاسم، وعهود الإبليسية خفية وظاهرة علمت على الجسد لحبس البيت وتعطيل الخروج ، ومنع العمل والزواج ، وجلب الأمراض وتعطيلات في العالم الأثيري والمادي

اللهم كما اخرجت يوسف من السجن، فأخرجنا وفك ودمر ونسف ومزق واحرق كل الهم والغم والكرب، وطهر اجسادنا وارواحنا تمامآ في عالم الأثيري وعالم المادي، وانك على كل شيء قدير وصل اللهم على سيدنا محمد وآله وسلم)

Inbadan kucelceli kuna soo xidh barnaamijka saliga ibrahimyada hal mar waxaadna wadi mudo dhan bil ah balse isbedelka isla isbuucyada gudahooda ayaad arkeysaa idam alle abshir walaal waad caafimadeysaa .

(وصلى الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم )

Hanaga hilmaamina ducadiina quruxda badan

#Naftaada_Dabiib

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top